Xulka France ayaa u soo baxay isreeb reebka koobka Yurub kadib markii ay 14-0 ku xasuuqeen Gibraltar

 Kylian Mbappe ayaa dhaliyay seddexleey iyadoo Kingsley Coman uu labo jeer shabaqa soo taabtay halka Olivier Giroud oo bedel ku soo galay uu dhaliyay labo gool oo soo daahay.