Barcelona ayaa laga yaabaa inay xaqiijiso booskeeda wareega 16ka Champions League Talaadada

Kooxda reer Catalan ayaa waxaa ka maqan ciyaaryahanka khadka dhexe ee Gavi inta ka dhiman xilli ciyaareedkan

Goolhaye Marc-Andre ter Stegen ayaa isna shaki laga muujinayaa


Barcelona ayaa marti galin doonta kooxda Porto kulan ka tirsan wareega Group-yada champions League fiidnimada talaadada

Kooxda Xavi ayaa ku guuldareysatay inay badiso seddex ka mid ah shantii kulan ee ugu danbeysay, laakiin waxaa la rumeysan yahay inaysan soo bandhigin qaab ciyaareed lagu qanci karo tan iyo markii ay 5-0 kaga badiyeen Real Betis  bishii September.

By kulan sports