waxaa jira qabab badan oo lacag looga sameeyo onlineka .

midka aan manta ka hadlayno waa pocket option.



waa maxay pocket option?

pocket option waa mid kamida brokers (dilaalin) binargy ga ee hormuudka ka ah aduunka
waxaa la,aasasay 2017.
bloker wuxu si joogta u hormeriyay qaladkiisa si uu ugu keeno khibrado ganacsi oo wanagsan macaamiishisa.
hadafka pocket option waa in lasameeyo ganacsi si diyaar ah loo heli karo, ku haboon qol walba oo daneenaya.

muxu kaga duwanyahaya binary options kle?

pocket option wuxu leeyahay dhawr qaybood oo qof walbe oo daneenaya u saamaxaya inu lacag kasameeyo .
1.marka iska diiwan galiso wuxu kusiina 50% oo bonus ah ama 100$ hada dhigato waxad helaysa 150$ 50$ wixi ka badan ayaana ku heli karta .
2.waxa uu leyahay copy trade kaaso hadadan xirfad ulaheen suuqan aad la tarde garen karto dadka provional ka ah ee suqan ku jira
3.signals ayuu leyahay uu asagu ku siinayo si aad ugu trade gareyso.
4.withrawal ama lacag la bixidiisa maaha mid adag oo inta aad doonto ayaa kala bixi karta .


Sidee loo sameysta loona  verification gareysta?

shuruudaha uu kugu xirayo hadaa rabto inaa sameysato waxaa kamida inaa ledahay
1- passport
2-masstercard ama visa card 
3-waraaqad bank statement ah 
F.B-hadad passport ledahay labada kale waa heli karta hadadan lehayn qof leh waa ka isticmaali karta.

shuruuda 3aad bank statement qasab maaha waxa lagaga bahanyahya warqad magacaaga ku qoranyahay iyo meesha aad joogto oo shabada ku dhagantahay waxay noqon karta warqad koronto ama mid biyo muhiimadu waa magaca iyo address ka iyo shabada cadeynaysa company ga leh.

Su,aalo / Jawaabo

1.imisa ayaa ugu yar lacagta lagu shuban karo?

J.10$

2.Somalia malagu isticmaali kara?
J. haa

3.lacagta imisa ayan ku helaya?

J.ugu badnaad 3 bari lakin sida normalka waa 2saac ilaa 1 malin